score
float32 1.04
1.25
| Rundi
stringlengths 10
500
| Somali
stringlengths 10
500
|
---|---|---|
1.175198 |
None, ku musi w'izuka, uwo mugore azoba uw'uwuhe, ko bamwabiriye bose uko ari indwi?"
|
Haddaba wakhtiga sarakicidda kuwii dhintay toddobadoodii kee bay naagtiisii ahaan doontaa?
|
1.175183 |
Abavukanyi b'i Tesalonika bari bamerewe neza!
|
Walaalihii Tesaloniika aad bay u wanaagsanaayeen.
|
1.175136 |
Nya mumarayika yarabibonye aca avuga ati: "Ntutinye, Mariya, kuko wagize ubutoni ku Mana."
|
Markii Ilaah uu Maryantii Bikrada ahayd usoo diray Malak Jibriil, waxa uu iyada ku yidhi: "Ha baqin.
|
1.175104 |
Niwarya ku vyamwa vy'ico giti, uzoca upfa.'
|
"Maalintii aad wax ka cuntaan hubaal waad dhiman doontaan."
|
1.175056 |
16Ariko ni atakwumvira, ujane umwe canke babiri, kugira ngo ijambo ryose rizoringanizwe, bivuye mu kanwa k'ivyabona bibiri canke bitatu.
|
18:16 Laakiin hadduu ku maqli waayo, mid ama laba kale wado, si hadal walba loogu adkeeyo afka laba ama saddex markhaati.
|
1.175009 |
"Abagororotsi bazokwigabira isi, kandi bazoyibako ibihe bidahera." - Zaburi 37:29.
|
"Kuwa xaqa ahu dalkay dhaxli doonaan, oo weligoodna way dhex degganaan doonaan." - Sabuurradii 37:29.
|
1.174997 |
Imana yitegereje ivyo yagize vyose, vyari vyiza cane
|
Oo Ilaah wuxuu arkay wax kasta oo uu sameeyey, oo bal eeg, aad bay u
|
1.174946 |
Noneho rero, ndamuzi kandi nkazigama ijambo ryiwe.
|
Laakiinse waan aqaan isaga, oo ereygiisa waan xajiyaa.
|
1.174945 |
"Ntimukunde isi canke ibiri mw'isi.
|
" Ma Love dunida, mana waxyaalaha dunida ku jira.
|
1.174824 |
5 Igihe Mushoboravyose yari akiri kumwe nanje,
|
5 Markii Ilaaha Qaadirka ahu ila jiri jiray,
|
1.174804 |
Mu bijanye n'ivyo, Yezu yari yaravuze ati: "Abansi b'umuntu bazoba abo mu rugo rwiwe bwite."
|
Sidaas daraaddeed buu Ciise sii sheegay: "Nin cadowgiisu waa dadka gurigiisa."
|
1.174759 |
Abumviriza Imana bazoronka imihezagiro iyihe?
|
Barakooyinkee Baa Sugaya Kuwa Ilaahay Dhegeysta?
|
1.174684 |
Musa arababwira ati: "Uyo ni umukate Imana ibahaye ngo mufungure."
|
Kolkaasaa Muuse wuxuu iyagii ku yidhi, Tanu waa kibistii Rabbigu idiin siiyey inaad cuntaan.
|
1.174622 |
Ariko mwari kuvuga muti: "Umukama niyabishaka, tuzoramba kandi tuzokora ibi n'ibi."
|
Waa inaad tidhaahdaan, Haddii Rabbigu doonayo, waannu noolaan doonnaa oo waxaannu samayn doonnaa tan ama taas.
|
1.174605 |
Kandi amahema yiwe y'ikirimba azoyashinga hagati ya ca kiyaga kinini na wa musozi mweranda w'Ikirezi; azoza gushika kw'iherezo ryiwe, kandi nta wuzomutabara."
|
11:45 Oo WUXUU teendhooyinkiisii boqornimo ka taagi doonaa meel u dhaxaysa badda iyo buurta qurxoon oo qoduuska ah; laakiin mar buu dhammaadkiisu iman doonaa; oo ninna ma caawin doono.
|
1.174552 |
Ni co gituma Imana itamaramazwa no kwitwa Imana yabo; nka ko na none, yarabateguriye igisagara.
|
Haddaba sidaas daraaddeed Ilaah ka xishoon maayo in loogu yeedho Ilaahood, waayo, wuxuu iyaga u diyaariyey magaalo for. "
|
1.17445 |
(Matayo 25:31, 32) None ivyo bizoba ryari?
|
" (Matayos 25:31, 32) Goormay waxan dhici doonaan?
|
1.174296 |
mwese muza gutsitara kubera izina ryanje,
|
Dadka oo dhan ayaa magacayga aawadiis idiin necbaan doona.
|
1.174262 |
Ivyanditswe Vyeranda bishobora kugufasha gute?
|
Sidee bay Qorniinka Quduuska ah kuu caawin karaan?
|
1.174221 |
Murame mugavye rero, kuko mutazi umunsi Umukama wanyu azozirako.
|
"Haddaba soo jeeda, waayo, ma aad ogidin maalinta Rabbigiinu imanayo."
|
1.174207 |
Phundzani vyo simba angurumavyo,
|
ee duhur dharaareed libaax kaga dayaansiiyay
|
1.174024 |
Ivyo Data afise vyose ni ivyanje.
|
Wax kasta oo Aabbuhu leeyahay anigaa leh.
|
1.173944 |
Noba nohunga nka Yozefu, canke nogwa mu mutego nka Dawidi?'
|
Laakiin qaylo dhaantan ma mid wadaninimaa mise waa tii lagu qaaday dawladii Marxuum Cabdullahi Yuusuf oo kalaa?.
|
1.173944 |
Noba nohunga nka Yozefu, canke nogwa mu mutego nka Dawidi?'
|
Laakiin qaylo dhaantan ma mid wadaninimaa mise waa tii lagu qaaday dawladii Marxuum Cabdullahi Yuusuf oo kalaa?.
|
1.173935 |
(Matayo 25:31, 32) None ivyo bizoba ryari?
|
(Matayos 25:31, 32) Goormay waxan dhici doonaan?
|
1.173602 |
Ushobora gute kuba umunega mwiza, umukenyezi mwiza canke umuvyeyi mwiza?
|
Sidee baad u noqon kartaa nin fiican ama naag fiican ama waalid wanaagsan?
|
1.173587 |
We hamwe n'abagize umuryango wiwe barihatiye gukora ivyo Imana yabona ko ari vyiza.
|
Reerkiisa iyo isagaba waxay sameyn jireen Ilaahay wuxuu raalli ka ahaa.
|
1.173459 |
Imana iranka ukurondera kwahukana biciye ku rwenge no ku buhemu.
|
Furriinku waa xaaraan Ilaahna aad ayuu u neceb yahay.
|
1.173437 |
Kandi uwo wese anyotewe naze; uwo wese ashaka niyakire amazi y'ubuzima ku buntu." - Ivyahishuwe 22:17
|
Oo kii doonayaaba biyaha nolosha hadiyad ahaan ha u qaato." - Muujintii 22:12-17
|
1.17332 |
ICIGWA CA 3 Iyo nkuru nziza yoba vy'ukuri iva ku Mana?
|
CASHARKA 3 Miyuu Warka Wanaagsan Ilaahay ka Yimid?
|
1.17328 |
Mu wa 997 Isirayeli yigabanyamo ubwami bubiri
|
997 C.H. Israaʼiil laba boqortooyo bay u kala qaybsameen
|
1.17315 |
Gushika ubu, nta co mwari bwasabe kw'izina ryanje.
|
Ilaa hadda waxba magacayga kuma weyddiisan aad.
|
1.17303 |
Akivuga ivyo, abereka ibiganza n'ibirenge vyiwe.
|
Oo markuu waxaas yidhi, wuxuu iyagii tusay gacmihiisii iyo dhinaciisii.
|
1.172734 |
Erega biteye ubwoba gusumirwa n'amaboko y'Imana ihoraho.
|
Waa wax aad cabsi u leh in lagu dhaco gacmaha Ilaaha nool!
|
1.172653 |
23 Ariko igihe kiza, kandi kirashitse, ni ho abasenga b'ukuri bazosengera Data mu mpwemu no mu kuri, kuko Data arondera abamusenga bameze batyo.
|
Yooxanaa 4:23 - "Caabudayaasha runta ah waxay Aabbaha ku caabudi doonaan ruuxa iyo runta, waayo, Aabbuhu wuxuu doonayaa kuwa caabuda oo isaga caabuda."
|
1.172451 |
Ijambo ry'Imana rivuga riti: 'Igicumuro cinjiye mw'isi biciye ku muntu umwe [Adamu] urupfu na rwo ruzanwa n'igicumuro, gutyo urupfu rukwira ku bantu bose kuko bose bari baracumuye.'
|
Wuxuu Erayga Ilaahay odhanayaa: "Haddaba sida dembigu nin keliya dunida ugu soo galay, dhimashaduna dembiga ugu timid, sidaasaa dhimashadiina u gaadhay dadka oo dhan, waayo, waa la wada dembaabay."
|
1.172445 |
Baduga mu gicu baja mw'ijuru abansi babo barorera.
|
Markaasay samada tegeen iyagoo daruur ku dhex jira, oo cadaawayaashoodiina way arkeen.
|
1.17237 |
Kandi nkuko vyari bimeze mu misi ya Npwa, niko bizoba mu misi y' ukuza kw'Umwana w'Umuntu.
|
Si la mid ah ayay noqon doontaa maalinta Wiilka Aadanahu soo muuqdo.
|
1.172349 |
Intumbero y'iki cigwa ni kugufasha gutangura kwumviriza ijwi ry'Imana.
|
Buuggan wuxuu kugu caawin doona inaad wax ka baratid Erayga Ilaahay Kitaabka Quduuska ah.
|
1.172346 |
"Iyo [Shetani] avuga ikinyoma, avuga nk'uko agatima kiwe bwite kari, kuko ari umunyakinyoma akaba na se w'ikinyoma." - Yohani 8:44
|
Markuu been ku hadlo, tiisuu ku hadlaa, waayo, waa beenaaleh, waana beenta aabbaheed" (Yooxanaa 8:44).
|
1.172297 |
Abayuda bamugira bati: "Tugiye twajijuka noneho, ugenzwa n'ishetani.
|
Yuhuuddu waxay ku yidhaahdeen isaga, Imminka waxaannu garanaynaa inaad jinni qabto.
|
1.172285 |
Ukuri ku bijanye n'abamarayika
|
Runta Malaaʼigaha ku Saabsan
|
1.172 |
Yoba akwiye kubibwira umuntu akuze?"
|
Waxaasi ma wax nin weyni ku hadlaa?"
|
1.171982 |
Nihagira ico bababwira, mubasubize muti: Umukama ni we azishaka, aca azibarungikira adatevye. "
|
oo haddii nin wax idinku yidhaahdo, waxaad ku tidhaahdaan, Sayidkaa u baahan, oo kolkiiba wuu soo diri doonaa.
|
1.171913 |
Ibintu dushobora gukorera iwacu ni vyinshi.
|
Wax badan ayaase laga qaban karaa dalkiisa hooyo.
|
1.17184 |
Yezu yongera ababwira ati: "Habaye umuntu yari afise abahungu babiri.
|
Markaasaa Ciise wuxuu ku yidhi, ""Oo waxaa jiray nin laba wiil lahaa.
|
1.171815 |
Musa rero amarana nUmukama, imisi mirongo ine n'amajoro mirongo ine nyene, ata co arya kandi ata co anywa.
|
Wuxuu sidaas ahaadaba, habeynkuu afartan jirsaday baa waxaa godkuu ku sugnaa uga hillaacay Kaahii Weynaha uunkoo dhan abuuray.
|
1.171772 |
Akarorero ka Yezu kadufasha gute kuba intahemuka?
|
Sidee buu masaalka Ciise inoogu caawiyaa inaan aammin noqonno?
|
1.171671 |
Uratahura igituma mw'isi hari ingorane. - Ivyahishuwe 12:12.
|
Fahmidda sababaha dhibaatooyinka dunida. - Muujintii 12:12.
|
1.17156 |
(Zaburi 55:22) Irababarira ivyaha vyacu.
|
(Sabuurradii 55:22) Dembiyadeenna wuu cafiyaa.
|
1.17152 |
Ni we Mana y'ukuri wenyene, kandi nta yindi mana imeze nka we.
|
Eebe waa mid ka mid ah iyo waxaa jira Ilaah ma jiro isaga.
|
1.171482 |
Bokwemera bate uwo batarumva?
|
Oo sidee bay u rumaysan doonaan kan aanay maqlin?
|
1.171442 |
Kandi nta n'umwe yamufashe, kuko isaha yiwe itari bwagere.
|
Laakiin ninna ma qaban isaga, waayo, saacaddiisii weli ma iman.
|
1.171419 |
Intumbero y'iki cigwa ni kugufasha gutangura kwumviriza ijwi ry'Imana.
|
Buuggan wuxuu kugu caawin doonaa inaad wax ka baratid Erayga Ilaahay Kitaabka Quduuska ah.
|
1.171417 |
Aba bantu banyubahisha iminwa yabo,ariko imitima yabo iri kure yanje.
|
Dadkanu bushimahooda ayay igu maamuusaan, Laakiin qalbigoodu waa iga fog yahay.
|
1.171337 |
Uwundi musi bizogaruka.
|
Iyo maalin maalmaha ka mid ayuu halkaas ka soo noqon doonaan.
|
1.171222 |
Ku turaabe abarikworoba ahari Mukama waitu Yesu, nitwija kuhinduka omugisha aha bandi.
|
Laakiin waxaan aaminsanahay inay nimcadda Rabbi Ciise Masiix ku badbaadi doonno si la mid ah iyaga " (Falimaha Rasuullada 15: 10-11).
|
1.171107 |
Mugukira kwawe , ugira amasezerano ava ku Mana, ku bana bawe n'abawe bose n'abari kure bose bahamagawe n'Umwami Imana.
|
Maxaa yeelay, ballanka waxaa leh idinka iyo carruurtiinna iyo kuwa fog ka, in alla intii Rabbiga Ilaaheenna ahu u yeedho oo dhan."
|
1.171076 |
Kukw'isezerano ar'iryanyu kand'ar'iry'abana banyu, n'abari kure bose, abazohamagarwa bose n'Umwami Imana yacu (Ivyakozwe n'Intumwa 2: 38-39).
|
Maxaa yeelay, ballanka waxaa leh idinka iyo carruurtiinna iyo kuwa fog ka, in alla intii Rabbiga Ilaaheenna ahu u yeedho oo dhan."
|
1.171064 |
ariko umukuru muri mwebwe n'abe nka mutoyi,
|
leeyahay: "Kan idiinku weyn dhexdiinna wuxuu noqonayaa kan idiinku adeecis badan."
|
1.170989 |
Ariko abahungu ba Eli bariko barakora ibintu bibi cane.
|
Laakiin wiilashii Ceelii waxyaalo aad u xun bay sameyn jireen.
|
1.170979 |
Iyo migambi yabo izohagarikwa n'Ukuboko kw'Imana vuba cane kuruta ukwo woba uvyibaza.
|
Xiriirka aad la leedahay Ilaahay wuu ka qoto dheer yahay sidaad u malaynayso.
|
1.170943 |
Yanditse ati: "Inzu yose yubakwa n'umuntu, mugabo uwubatse ibintu vyose ni Imana."
|
Waxa uu ku jawaabay; "Xukuumad walba xisbi ayey ka dhisan tahay.
|
1.170917 |
Mw'izina ryawe baranezerwa bukarinda bwira, kandi mu bugororotsi bwawe barashirwa hejuru." - Zab.
|
Maalinta oo dhan waxay ku reyreeyaan magacaaga, Oo waxay ku sara marayaan xaqnimadaada.
|
1.170838 |
7 Izina ryiza riraruta amavuta meza+, n'umusi w'ugupfa uraruta umusi w'ukuvuka+.
|
7:1 Magac wanaagsanu waa ka sii fiican yahay saliid qaali ah, oo maalinta dhimashaduna waa ka fiican tahay maalinta dhalashada.
|
1.170807 |
None, kw'izuka nibazuka, azoba uw'uwuhe, ko bamwabiriye bose uko ari indwi?"
|
Haddaba wakhtiga sarakicidda kuwii dhintay toddobadoodii kee bay naagtiisii ahaan doontaa?
|
1.17076 |
Abigishwa biwe bati: " Mukama, niyaba asinziriye, azokira. "
|
11:12 Sidaa daraaddeed xertii waxay ku yidhaahdeen, Sayidow, hadduu hurdo wuu bogsanayaa.
|
1.170659 |
Ivyo bituma abantu benshi bamwizera.
|
Dadka badankii way tacajabeen, kuwa badana isaga ayey rumeeyeen.
|
1.170639 |
"UMUTOYI azocika igihumbi, uwo hasi na we acike ihanga rikomeye.
|
Mid yarba wuxuu noqon doonaa kun, oo mid yarna wuxuu noqon doonaa quruun xoog badan.
|
1.170573 |
Hagira hati: "Mwiyegereze Imana, na yo izobiyegereza."
|
Eraygiisa waxaa ku qoran: "U soo dhowaada Ilaah, isaguna wuu idiin soo dhowaan doonaa."
|
1.170548 |
Niyagucumurako agashika indwi ku musi agashika indwi akakugarukirako avuga ati: Ndigaye, uramugirira ikigongwe."
|
4 Hadduu toddoba goor maalintii kugu dembaabo, oo toddoba goor kuu soo jeesto, isagoo leh, Waa toobadkeenay, waa inaad cafido.
|
1.170543 |
Uwo mugore na we abwira iyo nzoka ati: 'Ivyamwa vy'ibiti vyo mu murima turashobora kubiryako.
|
Naagtiina waxay abeesadii ku tidhi, Midhaha geedaha beerta waannu cuni karnaa;
|
1.170532 |
"Mwigeme, ndabikubwiye: Haguruka!" - Mariko 5:41
|
"Gabadhay, waxaan ku leeyahay, Kac." - Markos 5:41
|
1.170522 |
Yezu yamaze imyaka amamiliyaridi yigishwa na Se wiwe.
|
Ciise bilyanno sano buu Aabbihiis wax ka baranayay.
|
1.17052 |
Ukuntu tubaho ni vyo vyerekana ico twahisemwo. - Soma Yobu 1:8-12; Imigani 27:11.
|
Sidaan nolosheenna u nool nahay baan ka tusi karnaa wixii aan dooranay. - Akhri Ayuub 1:8-12; Maahmaahyadii 27:11.
|
1.170489 |
Oya, si amadini yose ashimwa n'Imana.
|
Diimaha oo dhan doonista Ilaahay ma sameeyaan.
|
1.170488 |
Eli yari umuherezi mukuru kw'itaberenakulo.
|
Ceelii wuxuu ahaa wadaadka sare ee taambuugga.
|
1.170486 |
Nzorondera iyatakaye, ngarukane iyazimiye;
|
Kii baadiyoobay baan raadin doonaa, oo kii baxsadayna waan soo celin doonaa,...
|
1.170422 |
Tuguhay'umuvinyu, Mukama nyen'inganji;
|
Markaan Idilla Sinay Eebaha Caalamka. (98)
|
1.170338 |
Kandi ntawe uzi Se keretse Umwana w'Imana , n'umuntu wese uwo Mwana ashatse kuyimenyesha"
|
Oo ninna Wiilka garan maayo Aabbaha maahee, ma qof Aabbaha, Wiilka maahee ogaado, iyo kuwii Wiilka ayaa doonaya inuu u muujiyo.
|
1.170294 |
Igiti cose kimenyeshwa n'Ivyamwa vyaco.
|
Maxaa yeelay, geed kasta waxaa laga garanayaa midhihiisa.
|
1.170202 |
Kuko nzi ibicumuro vyanje, icaha canje cama imbere yanje na ntaryo.
|
Waayo, anigu waan ogahay xadgudubyadayda, Oo dembigayguna hortayduu yaallaa had iyo goorba.
|
1.170119 |
Baduga mu gicu baja mw'ijuru, abansi babo barorera.
|
Markaasay samada tegeen iyagoo daruur ku dhex jira, oo cadaawayaashoodiina way arkeen.
|
1.17011 |
Tuguhay'umukate, Mukama nyen'inganji;
|
Markaan Idilla Sinay Eebaha Caalamka. (98)
|
1.170096 |
Bagenda rero mu bwato, barora mu gahinga hiherereye.
|
Kolkaasay keli ahaantooda doonni raaceen oo meel cidla' ah tageen.
|
1.170082 |
Ndi umugabo ahimbawe koko."
|
Nin si dhab ah u faraxsan baan ahay."
|
1.1699 |
Aho rero Umwana w'umuntu azoza mu buninahazwa bwa Se akikijwe n'abamarayika biwe, ni ho azohemba umuntu wese ku bikorwa vyiwe. "
|
Waayo, Wiilka Aadanahu wuxuu ammaanta Aabbihiis kula iman doonaa malaa'igihiisa, markaasuu nin kasta ugu abaalgudi doonaa siduu falay.
|
1.169898 |
Ubunini bw'ikirere buraduhishurira ububasha bw'Imana. - Soma Abaroma 1:20.
|
Weynaanta caalamka waxay ina tustaa awoodda Ilaahay. - Akhri Rooma 1:20.
|
1.16988 |
Yezu yavuze ati: "Muzomenya ukuri, kandi ukuri kuzobagira abidegemvya."
|
Ciise wuxuu yiri: "Oo waxaad garan doontaan runta; runtiina waa idin xorayn doontaa.
|
1.1698 |
Nowa yari umuntu yagendanye n'Imana adahemuka.
|
Nuux wuxuu ahaa nin xaq ah, oo ku eed la' farcankiisii; Nuuxna Ilaah buu la socon jiray."
|
1.169791 |
Turakenera gufungura kugira ngo tubandanye kubaho.
|
Waa khasab inaan cunno si aynu u noolaanno.
|
1.169777 |
Ni nde yaremye ivyo bintu?
|
Yaa waxyaalahaas uumay?
|
1.169754 |
Bamushikiriye bati: "Bose bariko barakurondera."
|
37 Goortay heleen waxay ku yidhaahdeen, Dadka oo dhan baa ku doondoonaya.
|
1.169622 |
7 Unesha azoragwa ivyo, nanje nzoba Imana yiwe, na we azoba umwana wanje.
|
21:7 Oo kii guulaystaa wuxuu dhaxli doonaa waxyaalahan, oo anna waxaan isaga u ahaan doonaa Ilaah, isna wuxuu ii ahaan doonaa wiil.
|
1.169521 |
Iki nico caseruye urukundo rw'Imana muri twebwe , n'uko Imana yarungitse umwana wayo w' ikinege mw'isi kugirango duheshwe ubugingo nawe.
|
"In this oo taasaa jacaylka Ilaah inoogu qabo xagga, maxaa yeelay, Ilaah in dunida u soo diray Wiilkiisa keliya oo dhashay, si aynu ugu noolaanno isaga marayo.
|
1.169437 |
Ijambo ry'Imana rivuga riti: "Ku muntu, nta ciza kihari kuruta ko yorya, emwe, akanywa, agatuma umutima wiwe ubona iciza kubera igikorwa ciwe c'ubutame."
|
Nin inuu wax cuno oo wax cabbo oo uu hawshiisa si wanaagsan ugu raaxaysto wax uga roon lama arko, oo taasna waxaan arkay inay tahay wax gacanta Ilaah ka yimid.
|
1.169331 |
Nzogufata nkugumye n'ukuryo kwanje kw'ubugororotsi."
|
Oo waxaan idinku tiirin doonaa midigtayda xaqa ah.
|
1.169304 |
Ntimwari muzi ko mbwirizwa kwama mu bikorwa vya Data ? "
|
Waayo, ma aad ogtahay in ay tahay lagama maarmaan u ah ii ahaan in waxyaalahan oo waa Aabbahay?"
|
1.169285 |
Musa ntiyagize ubwoba.
|
Muuse Biixi Cabdi iyo
|
1.169242 |
Vyongeye, naho yari Umwana wImana, kubera ayo makuba, yamenyeyeho kugamburuka.
|
In kastuu wiil ahaa, weliba wuxuu addeecid ku bartay waxyaalihii uu ku xanuunsaday;
|
Subsets and Splits
No community queries yet
The top public SQL queries from the community will appear here once available.